Wasaarada Haweenka KG Oo Baydhabo Ku Qabatay Kulan Wadatashi ku Saabsan Ansixinta Xeerka Afrika Ee Daryeelka Carruurta .

0
321

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan oo ay soo qabanqaabisay wasaarada Haweenka iyo Xaququl insaanka Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbed Somaaliya ayaa ujeedkiisa ahaa sidii  wax looga qaban lahaa Dhibaatooyinka ay la kulmaan carruurta afrika gaar ahaan kuwa somaliyeed  Ansaxiinta heerka carruurta Afrika sidii loo siin lahaa daryeel ku filan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here