Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG Oo Bilowdey Olole Ka dhan ah Tacadiga Haweenka.

0
289

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jira dadaalo looga hortagaayo tacadiyada ka dhanka Haweenka ayadoona dadaaladaasi lagu bartilmaameysanayo xerooyinka dadka soo barakacay oo ay wararku sheegayaan in inta ugu badani ay tacadiyadaasi ka dhacaan.

Wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka dowlad goboleedka koonfur galbeed Somaaliya ayaa waxaa ay bilowdey barnaamij ay dadka xerooyinka barakacyaasha ugu wacyi gelinayso tacadiyadaasi masuuliyiin ka socotey wasaarada haweenka ayaa fagaare kula Hadley dadkaasi.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here