Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka dowalada Koonfur Galbeed soomaaliya fahiimo cusmaan cumar oo ay weheliyaan mudaniyaal ka tirsan baarlamaanka koonfur galbeed soomaaliya ayaa deeg dhar iyo lacaga ciid ah Gaarsiisay Qaar kamid ah Caruurta Baahiyaha gaar ah qaba ee ku nool Baydhabo Kuwaasi oo aan heli karaynin maalinta ciid ah dharka.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi