Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxa Magaalada Baydhabo ku qabatay kulan looga hadlayey doorka Haweenka ay ku leeyihiin ka qeyb galka Siyaasada Dalka
Kulankani oo loo qabtay qaar ka mid ah Haweenka KG gaar ahaan Kuwa Baydhabo Jooga ayaa ahaa shir qeyb ka ahaa kulumada isbadaba jooga ah oo ay Wasarada ay ugu ololeyneysa qoondada Haweenka ee ka qeyb galka Siyaasada.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir