Wasarada Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka Dowlaad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay inay ka jawaabi doonto xaalada adag ee Bani,adanimo ee ka jiraan degmooyinka Maamulka taasi oo weli ka taagan sicir bararka ganacsi iyo saameeynta ayaax ee ku yeshtay beeraha degmooyinkaasi.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Mukhtaar