Wasaarada Gargaarka KG Oo Tababar Lagu Baranayey U Adkeysiga Aafooyinka Maxaliga ah Ku Qabatay Degmada Xudur.

0
191

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa Lagu Qabtay Tababar Lagu Barnaayay Hormarinta hufnaanta Iyo Ka Jawaabida Jinsiga Ee La Xisaabtanka Iyo Fudadeynta Maalgelinta Ee Sanduuqa Adkeysiga leh Aafooyinka Maxaliga ah Kaasi Oo Soo Qaban Qaabisay Wasaarada Gargaarka Maareynta Iyo Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Tababarkan ayaa Waxaa Loo Qabtay Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Xaafadaha Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here