Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Gargaarka KG Oo Sheegay In ay Dib u Dejin u Sameynayaan Dadka Barkacayaasha ah.

0
282

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Gargaarka Maareynta Iyo Masiibooyinka KG Abdikadir Sheekh Ali Barako Oo La Hadlayay Warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Guud ee Dadka Barakacayaasha ee Deegaanada Koonfur Ku nool, Dadkii uu saameyay Fatahaada Wabiga Shabeelle, Qalabaka Sheega Xaaladaha Duufaanta, Roobabka, Abaaraha KG la soo gaarsiiyay, Cudurka Karona Iyo Saameynta Dadka Barakacayaasha ku yeeshay.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here