Wasaarada Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka KG Oo Hey,adaha Samafalka Ugu baaqday in Gargaar La gaarsiiyo Dadka Barakacayaasha KG.

0
554

Baydhabo(Radio Arlaadi)-19kii bishaan Dunidaa o Idil Waxay U dalba Dagtay Malinta Shaqaalaha Ka Shaqeya Arrimaha Bani,aadanimada si loogu dhiiragaliyo howlaha ay hayaan.

Maamul Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaliya oo ka koobaan Gobolada Baay,Bakool iyo Shabeelada Hoose oo dadka ku nool ay u badan yihiin Beeralayda iyo Xoola Dhaqatada ayaa wasaarada Gargaarka iyo mareynta masiiboyinka warbixin ay soo sartay ku shegtay inay jiraaan sadaalin Xalada Bani,aadanimo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here