Wasaarada Ganasiga KG Oo Sheegtay in ay dhiiri gilineyso Shirkadaha Maal gashiga ku sameysanaya Warshideynta Kheyraadka KG.

0
230

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Ganacsiga Dowlad Goboleedka KG Mahamed Ali Hassan oo ka hadlayay Muhiimada ay leedahay Xanaaneynta Xoolaha Ku nool KG Ayaa sheegay in wax badan ay ka tareyso Kobaca Ganacsi iyo midka dhaqaale Ee KG Isagoo Shirkadaha ka shaqeeya Bixinta daaweynta Xanaanada Xoolaha ku nool KG ku booriyay in Xoolaha ay siiyaan daawo tayeysan taasina qeyb weyn ka qaadaneyso in loo helo suuqa balaaran maadama Xoolaha la dhoofiyo ay shuruudooda ay kow ka tahay in ay Caafimaad ka qabaan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here