Wasaarada Ganacsiga KG Oo Maalgelin u sameyneysa Ganacsatada Yar-yar

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga iyo Warshidaha KG Prof. Ibrahim Ali Adan Oo ka hadlaayey Ganacsiga ka jira Deeganada KG ayaa Sheegey in Wasaaradu wado Qorshayaal Lagu Horumarinayo Ganacsiyada yar yar, Sida Beeralayda, Xoola dhaqatada, Haweenka iyo Guud ahaan Sidii Loo Hormarin lahaa lahaa Wax soo saarka dhinaca Gancsiga, si kor loogu qaado dhaqaalaha Dowlad Goboleedka KG.

Agaasimaha Wasaarada Ganacsiga Ibrahim Ali ayaa Bulshada ugu baaqey in wixii Fikrado Hal Abuur ah oo ay hayaan Wasaarada la soo wadaagaan si ay ugu maal geliyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here