Wasaarada Ganacsiga Hirshabeele Oo qaab Onlline ku bixineysa Shatiyada Ganacsiga.

0
76

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Ganaacsiga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle ayaa Isbadel weeyn ku sameeysay habka Nidaab u qaadashada leeysanka shatiyada.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Ganaacsiga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Yuusuf Colow ayaa ka warbixiyay Shaqada Wasaarada iyo Shatiyada ay bixiso.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here