Wasaarada Gaadiidka KG Oo Go,aan ka soo saartay Daraawalada Da’da yar Wada Bajaajta.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Koonfur Galbeed Mudane Xasan Cabdi Nuur oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa uu kaga hadlay shilalka dhawaanaha ku soo badtay magaalada Baydhabo kuwaasi oo u badan mootooyinka Bajaajta iyadoona loo sababeeyay wadooyinka oo si sharci daro ah ama si aad ah ay ugu wadaan Bajaajta kadibna sabaabta shil.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here