Wasaarada Diinta iyo Awqaafta KG Oo sheegtay in ay wadaan qorshayaal lagu hormarinayo Dugsiyada Qur’aanka kariimka lagu barto

0
250

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Saalax Shariif siidkey Wasiirka Diinta iyo Arrimaha Awqaafta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka hadlaayay xaflada qalin jabinta ardayda xifdisay Quraanka Kariimka ayaa sheegay inay wadaan qorshayaal lagu hormarinayo Dugsiyada Quranka kariimka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here