Wasaarada Dhalinyarada XFS Oo wada hirgelinta qorshaha Horumarinta Dhalinyarada

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS Mahamed Barre Oo ka hadlaayey qorshayaalka Dowlada ka leedahay Horumarinta Siyaasada dhalinyarada, ayaa xusey in diyaariyeen shuruucdii lagu horumarin lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed, kuwaas oo ka kooban ilaa Taban Tiir kuwaas oo ay ka yimaadeen Talooyinka ay dhalinyarada ka soo dhiibteen Madalo ay Wasaaradu ku qabatey dhamaan Maamulada dalka.

Dhanka kale Wasiirka Dhalinyarada Mahamed Bare wuxuu ka hadlay Doorka ay Wasaaradu ku leedahay qaababka loo soo xulo Ciyaaryahanada Soomaaliya Caalamka ku metesha iyo kaalintooda taagerada Ciyaaraha dibada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here