Wasaarada Dhalinyarada KG Oo wada dadaalo Lagu Horumarinayo Xirfadaha dhalinyarada

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ah kuwa marwalba u baahan in la siiyo Fursado ay noloshooda wax uga qabsadaan sida barashada Xirfadaha gacanta shaqa Abuurka maal gelin iyo Waxbarashada tooska hadii ay taasi helaan noloshooda waxbadan ka badeyleysa.

Hadabada Maxay qorshayaalka uga degsan Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KG hormarinta dhalinyarada iyo wax ka qabashada baahidooda sidii ay shaqa la,aanta ugu bixi lahaayeen Agaasimaha guud ee Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha KG Abdacasiis Waraabow ayaa ka hadlaya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here