Wasaarada Cadaalada Jubbaland Iyo UNSOM Oo ka wada hadlay Xoojinta Xuquuqul Insaanka.

0
82

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha guud ee wasaaradda caddaaladda iyo arimaha Dastuurka maamulka Jubbaland Mudane Cabdulaahi Cabdukaadir Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socday hay’adda UNSOM gaar ahaan xafiiska xaquuqal insaanka iyo horumarinta adeegyada caddaaladda.

Agaasimaha iyo mas’uulinta ka socday hay’adda UNSOM ayaa qaatay shir saacado badan socday kaasi oo looga hadlaayay horumarinta iyo ka wada shaqeynta arrimaha caddaaladda.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse AteeraÂ