Wasaarada Cadaalada Jubaland Oo Odoyaasha Dhaqanka kala hadashay Horumarinta Cadaalada

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka oo uu shir gudoominayey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Jubbaland ayaa waxa uu odayaasha Dhaqanka kala hadlay Howlaha la xariira Horumarinta Cadaalada Bulshada ay wado wasaarada isagoo sidoo kale Odoyaasha dhaqanka ku bogaadiyey kaalinta mugga leh ee ay ka qaataan xalinta khilaafaadka iyo Horumarinta Cadaalada

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Cabdiqaadir Qaanuuni ayaa ka warbixiyey kulanka kadib waxyaabaha ay Odoyaasha dhaqanka kala hadleen Agaasimaha ayaa sheegey in Odoyaaha balan qaadeen in sii wadi doonaan Howlaha ay Bulshada u hayaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here