Wasaarada Cadaalada Iyo Garsoorka KG oo Baydhabo Ku Soo Gebagabeysey Kulamo Looga Arinsanayey Sharciga Maxaabiista KGS.

0
214

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shirkaan dhowrkii maalmood Baydhabo ka socdey ahaa wadatashiga ”arimaha sharciga lo diyaarinaayey xuquuqda maxbuuska iyo ilaalinta xabsiyada iyo waxa ay xaqa u leeyihiin, waxaaana shirka ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimahha Garsoorka KG Mudane Xasan Ibraahim (Lug buur ) oo ay welinayaan gudiga arimaha Cadaaladda iyo Garsoorka barlamaanka dolwad gobaleedka koonfur galbeed iyo agaaasimayaal ka kala socday Wasaaraddaha kala duwan ee bah wadaaga yihiin wasaaradda Cadaaladda.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here