Wasaarada Caafimadka Soomaaliya oo La Wareegtay Sharciga Mihnadlayaasha Caafimaadka

0
219

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka, Xildhibaano ka tirsaan aqalka sare, la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha sharciga iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay kulanka oo loogu mahadcelinayey madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo saxiixay sharciga golaha xirfadlayaasha caafimaadka oo ay horey u meel mariyeyn xildhibaanada labada gole.

La taliyaha madaxweynaha ee arrimaha sharciga Abuukaate Keyse Saciid Cartan oo wasiirka Caafimaadka ku wareejiyay Dukumentiga sharciga Ayaa si kooban uga hadlay muhiimada sharcigan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here