Wasaarada Caafimadka KG Oo Bulshada ugu Baaqday in ay Raacaan Fariimaha iyo Talooyinka Caafimadka si loogu hortago Xanuunka Covid 19.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed  Maxamed Cusmaan Jiidow ayaa ka warbixyay sida ay wasaarada ugu diyaar garoweysa goobaha caafimaadka ee loogu tala galay dadka loogu shakiyo Cudurka Covid 19 gaar ahaan Degmooyinka koonfur galbeed, wuxuuna wasiirka sheegay in ay wadaan dadaalo ay dadka kaga wacyigelinayaan cudurkan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here