Wasaarada Caafimaadka XFS Oo Wada dadaalo looga hortagyo Cudurka Furuqa Daanyeerka oo ku sii faafaya Afrika.

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaani ayaa ahaa mid looga hadlaayey ka hortagga iyo ka jawaabidda Xaaladaha Deg Daga ah ee xanuunka Mpox oo Kusii Faafaya qaar kamid ah dalalka Afrika, waxaana lagu qabtey xarunta qaranka ee howlgalada xaaladaha deg Dega ah ee Caafimaadka guud ayaa inta uu socodey waxaa looga hadlaayey warbixino la xariira fayriska deg dega ah ee Mpox oo Calaamadihiisa ay ka mid yihiin qandho, finan iyo qanjirada oo barara kaasi oo si aad ah uga sii faafaya qaar ka mid ah dalalka Afrika.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here