Wasaarada Caafimaadka KG Oo Sheegtey in dhawaan Magaalada Baydhabo ay ka Furi doonto Sheybaarka lagu baaro Cudurka Karona.

0
203

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Caafimaadka KG Waxay ka mid tahay Wasaaradaha Dowladda kuwa ugu Muhiimsan Ee bulshada Adeegyadeeda u baahan yihiin maadaama baahida caafimaad deeganada Koonfur Galbeed ay yihiin kuwa aad u liita,  hadaba Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka KG Cusmaan Cabdi Muuse Ayaa waxa uu ka hadlay qorshayaalka Horumarinta Wasaarada Caafimaadka KG u yaala sanadaha soo Socda.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here