Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Laga Diiwaan geliyay 116 Xaalaadood Dadka qaba Cudurka Covid 19 Tan iyo Markii uu Cudurka Soo gaaray Dalka Soomaaliya Waxaana Corona Laga Baaray inkabadan 200 Oo Xaaladood Magaalada Baydhabo ayaa Magaaloyinka KG Uga Badan Laga diiwaaan geliyay waxayna Tirada Baydhabo gaareysa 40 Kiis Positive ah, Waxaana Meesha ay kala Marayaan Corona iyo KG wax ka weydiinay Agaasimaha Wasaarada Cafimadka KG Dr Husein Mahamed Daahir.
Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade