Wasaarada Caafimaadka KG oo Sheegtay in ay wado dadaalo looga hortagayo Cudurka Covid 19.

0
250

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Inkastoo Wali Bulshada Somaliyeed Aaminsanaantooda Cudurka Covid 19 ay Yartahay Hadana Dadka qaar ayaa Dareemaya Walwal ah In Soomaaliya Ku Faafi Karo Cudurka Caabuqa Ee Covid 19 Maadama Itaalka Dowladnimada Soomaaliya Uu Ka liito Dowladaha Caalamka Sida Ba,an U Aafeeyay.

Sidee Wasaarada Caafimaadka Dowlad Goboleedka KG Ugu Diyaar Garowdey Ka hortaga Cudurkaan oo Hada Kiisas Muqdisho Laga helay Gaarayaan 237 Xaaladooda iyo 8 dhimisha ah KG Iyo Muqdishana Deris dhow Yihiin Waxaa Ka jabaabaya Madaxa Deg Degga ee Wasaarada Caafimaadka Maxamed Shariif oo Lahadlay Radio Arlaadi.

Warbixintan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here