Wasaarada Caafimaadka KG Oo sheegtay in ay Balaarinaysa Goobaha dadka lagu Karantiilo.

0
270

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Mahamed Cusmaan Jiidow oo Ka hadlayay Xaalada Caafimaad Guud ahaan Deeganada Koonfur galbeed Gaar ahaan Xaalada Cudurka Corona Virus Deeganada Maamulka Hada Laga Helay kiisaska oo Covid 19 ah. Wasiir Jiidow Ayaa Marka Hore sheegay in Bukaanadii Cudurkaan Lagaga Helay Koonfur galbeed Hada aysan jirin mid u jiifa Xarunta Karantiilka Maadama Xaaladooda aad u wanaagsanatahay Guryahooda isku Karantiileen.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here