Wasaarada Caafimaadka KG Oo Shacabka Uga digtay Isticmaalka Badan Cunooyinka Sajaleysan Ee Dibadda Laga Keeno

0
282

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ka hor burburkii Dowladii dhexe Soomaaliya 1991dii, Soomaaliya waxay lahayd warshado Wax soo saari jirey iyo kuwo Kontorooli Jiray Cunooyinka ka yimaada dibada Tayadooda Caafimadkooda balse burbukii Kadib Waxaa dumay dhamaan Warshadahaasi.

Soomaaliya Sodonkii Sano ee lasoo Dhaafay waxaa wadanka iska soo galaayay Cunooyin Sajaleysan oo laga keeno dalka Dibadiisa oo ay keensadaan Gancasato Soomaliyed, Hasa yeeshee aan soo marin Baaritaano Caafimaad.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here