Wasaarada Caafimaadka KG Oo Qorsheynaysa In Cisbitaalo Hor Leh ay Ka Hirgeliso Qaar Ka mid ah Degmooyinka KG

0
215

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Cusmaan Haaji Jiidow ayaa waxaa u ka hadaley Qorshaha wasaarada ee ay sanadkan labada kun iyo labaatan iyo Kowda, wuxuuna sidoo kale uu Muujiyey in wasaarada ay Qorsheyneyso ilaa iyo Sideed cisbitaal oo ay ka hirgelin doonta qaar ka mid ah degmooyinka koonfur galbeed soomaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here