Wasaarada Caafimaadka KG Oo Ka Hadashey Qorshaha Uga Degsan Ka Hortaga isku Furanka Haweenka

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isku furanka ay dumarka la kulmaan waqtiga foosha dhalmada ayaa waxey badan koodi ku reebtaa saameyn aan badanaa ka soo kabasha laheyn marka laga hadlo isku furanka ku dhaca haweenka waqtiga foosha dhalmada waxaa u badan kuwa aan tagin goobaha caafimaadka halkaasi oo ay ka heli lahaaayeen daryeel caafimaad.

Maaliya Malaaq Isaaq o ah madaxaha dhalmada iyo taranka ee wasarada caafimaadka daryeelka bulshada dowlada goboleedka Kongur Galbeed soomaliya ayaa waxey ka hadashey qorshiyaalka wasarada uga degsan sidii looga hor tagi lahaa dhibaatooyinka ay dumarka kala kulmaan dhalmada gaar ahaan isku furanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here