Wasaarada Caafimaadka KG Oo Baydhabo Ku Qabatay Shir Looga Hadlaayay Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Shuban Biyoodka

0
266

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo u Shir Gudoominaayey Siihayaha Xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka soo qeyb-galey dhamaan Hay’addaha ka shaqeeya Caafimaadka ee ka howlgala Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha iyo Maamulka Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here