Wasaarada Caafimaadka KG oo Agab Caafimaad Gaarsiisay Xarumaha Carruurta Agoonta iyo Xarunta Dhimirka ee Magaalada Baydhabo

0
323

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasaarada Caafimaadka KG ayaa wada Dadadalo ay ku dooneyso inay kaga Hortagto dhibaatada Covid19 uusan garin goobaha dadka danyarta ku jiraan sida goobaha ama Xarumaha ay ku jiraan Dadka Dhimirka looogu jiro aysan awoodin inay raacaan Talooyinka Hey,adaha Cafimadka iyo Iskuulada ay ku jiraan Carruurta Agoomaha iyo Goobo kale dhamaan ay unugul yihiiin Cudurkaan dunida inuu sida ugu fudud ugu dhax faafo waxaa Wasaarada gaarsiisey Xarunta Markaska Xuneyn oo ay ku jiraan Carruurta Agoonta ah oo lagaarsiiyay agabka loogu Hortago Covid 19 iyo Cudurka Maleriyada Xiliyada Roobka Dhalata Maamulka Xarunta Xuneyn Ustaad Buube ayaa Ka mahadceliyay Sida Wasaarada Caafimadka KG usu soo Xilqaantay.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here