Wasaarada Caafimaadka Jubaland Oo Bogaadisay Xarumaha Caafimaad Degmada Baladxaawo.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Si loo Hubiyo Tayada Adeegyada Cafimaad ee ka jira Isbitaalka guud ee Khaliil Dagmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo ayaa waxaa Booqdey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Maamulka Jubaland.

Booqashadan waxaa uu Wasiirka ku wehlinayey Gudoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Dagmada Baladxawo Waxeyna kormeer Guud ku mareen Gudaha Isbitaalka guud ee dagmada iyo Xarumaha Hooyada iyo dhalaanka ee Dagmada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here