Wasaarada Caafimaadka Hirshabeele Oo Xarumo Caafimaad oo ka hergelinaysa Baladweyne

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle iyo Masuuliyin kale oo ka tirsan maamulka hirshabeele ayaa ku dhawaaqay in xarumo caafimaad oo horleh laga hirgelinayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan
Waxaa kuu sheegay wasiir ku xigeenka in xarunta laga hagayo xaaladaha deg dega ah ee caafimaadka ay tahay xarunta isbitalka shacab ee magaalada Baladweyne kadib markii isbitaalka guud uu saameeyay fatahaada Wabiga Shabelle.
dr cumar Saneey oo ka tirsan maamulka isbitaalkashacab ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin u adeegid bulushada

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here