Wasaarada Caafimaadka Ee KG Oo Xirtey Ceel Biyoodyo Ku Yaaley Kaamamka Ku Yaal Duuleedka Baydhabo.

0
391

waxaa jira bukaano uu sooritey cudurka shuban biyoodka ayadoona bukaanada qaar ay u geeriyoodeen cudurkan ayaa waxaa dadbadan oo xanuunkan la il darani lageeyey cisbitaalka bay haaaw oo ku yaala bariga magaalada.

Dadka uu soo ritey cudurkan ayaa u badan barakacyaal ayaa waxaa ay wasaaradu sheegtey iney isticmaaleen ceelal wasakheysan oo kaamamka ku yaaley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here