Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Abaaraha ku soo la laabtey dalka Soomaaliya iyo Burburkii gaarey Dowladnimadeeda ayaa sabab u noqotey in duurjoogtii uu dalka lahaa qaar ay Abaarta dishey, kuwa la u gaarsado, halka qaarka kalana ay dalka ka tageen.
Hadaba si loo joojiyo u gaarsiga dibna loogu soo celiyo dalka kuwa ka maqan ayaa wasaarada Be’ada iyo Duurjoogta KG sheegtey in ay ka shaqeyneyso sidii loo hirgelin lahaa sharcigii lagu ilaalin lahaa duurjoogta KG Sida uu ka waramayo Abdirashiid Isack Hassan Oo ah Agaasimaha waaxda Duurjoogta iyo keymaha ee wasaarada Be’ada iyo Duurjoogta KG.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady