Wasaarada Beeraha XFS Oo Bogaadisey Horumarka Iskaashatooyinka Beeraleyda KG

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa la kulmay iskaashatooyinka beeraha ee ka dhisan koonfur Galbeed Soomaaliya ayagoo kala hadlay sida xilkasnimada leh ee had Iyo jeer uga go’antahay in kor u qaadaan wax soosaarka dalka.

Wasiirka ayaa ku bogaadiyeen socdaalkiisa shaqo ee uu kawada gobolada dalka ee la magac baxay Socdaalka xoojinta Tacbashada Beeraha iyo la Qabsiga isbedelka Cimilada (2024).

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here