Wasaarada Beeraha KG Oo Beeraleyda ka taageereysa Suuq u helida Wax soo saarkooda

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wax soo-saarka Dalaga Beeraha ee Dowlad Goboleedka KGS ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn u kobcay,Siyaasadaa dardar gelinta wax soo saarka Beeraha, ayaa keentey in la siweydiiyo sida ay tahay Hanaanka Suuq geynta Wax soo sarka Beeraleyda KGS ay sameynayaan, kuwasi oo ay dhiibaatooyin ku gabaan heerka Qiimaha iyo Canshuurta.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda KGS Mustaf Ahmed Idow ayaa sheegay inay Dhaqaalaha ka soo Xarooda Canshuurta laga qaato Beeraleyda ay tahay isha Kowaad ee dhaqalaha KGS.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here