Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG oo sheegtay in ay wado Dadaalo lagu hormarinayo beeralayda KG

0
269

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG Mustaf Ahmed Iidow Oo Ka hadlayay Muhiimada ay Leedahay in La maalgeliyo Beeralayda Deeganada KG Si kor Loogu qaado Wax soo saarka Dalka Gaar ahaan KG ayaa Sheegey in ay u baahan tahay Sidii Hey,adaha Dowlada Shirkadaha Kambaniyada Inay Si wada jir ah iskaga kaashadaan Sidii Loo dabooli Lahaa Waxkasta oo baahi ay qabaan Beeralayda.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here