Baydhabo(Radio Arlaadi)-Â Beeladeyda ku nool Degmada Marko ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa la soo gaarsiyey agab loogu tala galey in listicmaalo xiliyada la abuuranaayo beeraha iyo daawooyin looga hortagaayo cayayaanka dhibaateya dalagyada.
Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera