Wasaarada Awqaafta KG Oo Culimada kala hadashay doorkooda ku aadan Horumarinta Maamul Wanaaga

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Culimada Soomaaliyeed marka laga hadlaayo Dowlad wanaaga waxay ka qaataan Door wanaaagsan oo ugu horeysey toosinta tala siinta Dowlada iyo isku xirka Bulshada iyo Dowlada taasoo wax badan ka tarta Dowlad dhiska Soomaaliya

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda KGS ayaa Culimada ku dhaqan magaalada Baydhabo kala hadashay sidii ay door wanaagsan uga qaadan lahaayeen Arimaha Dowlad Wanaaga iyo Dowlad dhiska KG.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here