Wasaarada Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta KG Oo Shaacisay Qabashad Tartanka Qur’aanka Bisha Ramadaan.

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Wasarada diinta iyo Awqaafta ee dowlada goboleedka koonfur galbeed Soomaliya oo qabtey shirj araa’id ayaa shaacisey tartarnka qur’aanka kariimka ee bisha Ramadaan oo ay si guud ah uga mideysan yihiin sedaxada gobol ee Dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaliya, waxaana sanadkaan Tartanka taabagelin doona madaxaweynaha dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Abdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here