Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee KG Oo Bulshada ugu Baaqday in ay is Caawiyaan Maalimaha Ciida.

0
353

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Arrimah awgaafta iyo Diinta Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaliya Abdullahi Abdirahman Baardhere ayaa Shacab Weynaha Degaanada mamulka Koonfur Galbeed uga Hampaliyeeyay Ciida, isagoona bulshada ugu baaqay in la is caawiyo maalimaha Ciida Lana sii wado Gowracida Xoolaha loona Baahan yahay in La siiyo dadka u baahan.

Warkan waxaa inoo haya Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here