Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG Oo Xarunta Dhimirka Baydhabo Gaarsiisay Deeq Xoolo nool.

0
300

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deeqdaan oo ay ka koobneyd Xoola Nool Sid Lo, ayaa waxaa Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Dowlada KG Wuxu gaarsiiyay Cisbitaalka Dhimirka Ee Magalada Baydhabo Oo ay Ku jiraan Dad Siyaaba Kala duwan Dhimirka wax uga gaareen qaarkoodna aysan heysan Waalid Walaal cid gargaar la garab istaagta.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here