Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG Oo wada dadaalo lagu Horumarinayo Macalimiinta Madaarista Qur’aanka

0
69

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Arrimaha Diinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan la yeeshey Macalimiinta Madaariista Qur’aanka Kariimka ee Magaalada Baydhabo.

Kulanka ayaa Waxaa looga hadley Sidii tayada Macalimiinta kor loogu qaadi lahaa, Aqoonsi iyo Diiwangelin rasmi ah Wasaaradda ay usameyneyso oo bilaash ah, Sido kale wasiirka yaa sheegey in ay tayeydoonana macamaliinta ayna siin doonana tababaro kor looga qaadaayo aqoontooda

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here