Wasaarada Awqaafta Iyo Arimaha Diinta KG Oo Ku Baaqtay Roobdoon iyo Alla-bari

0
227

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barre Aadan Cabdi Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Awqaafta Iyo Arimaha Diinta KGS Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtey Magaalada Baydhabo ayaa Waxaa Uu Kaga Hadlay Arimo Ay Kamid Yihiin Xaaladaha Ka Jira Gobolka Bakool Iyo Sidoo Kale ka hadlay roob la,aanta iyo sidii dadka iskugu soo bixi lahaayeen, islamarkaana roob doon Alle lagu barinaayo loo sameyn lahaa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here