Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG Oo Baydhabo Ku daah furay Afurinta 1000 Qoys oo Ku Nool Magaalada Baydhabo

0
297

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Koonfur Galbeed Soomaaliya Xildhibaan Saalax Shariif Siid Cali ayaa waxaa magaalada Baydhabo ku dahfuray Afurinta 1000 Qoys oo socon doonto bisha barkeysan ee Ramadaan
Afurkan ayaa loogu Tala galey Inay Ka Faa’idaystaan dadka danyarta ah inta lagu gudi jaro ramadaanka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here