Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG iyo Maamulka Degmada Baydhabo Oo Sheegay in ay ka Shaqeenayaan Kaalmeynta dadka Danyarta ah.

0
251

Kusimha Gudoomiyaha degmada baydhabo ahna Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada Degmada Baydhabo mudane isaag maxamed cali teeqaab ayaa manta xafiskisa kulan kulaqaatey waziir kuxigeenka wazarada diinta iyo owqaafta dowlad Goboleedka KG
mudane bare adan sido kale shirka oo loga hadlaayey sidii loo cawin lahaa dadka aan waxba heeysan afurintooda dan yarta ku nool magaalada baydhabo
Sidoo kale kulanka waxaa goobjoog ahaa Gudoomiyaasha 10xaafadood magaalada baydhabo

Warkan waxaa inoo haya C/qaadir Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here