Wasaarada Arrimaha Gudaha KG oo Wada dadaalo lagu Horumarinayo Dhalinyarada.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa marwalba muhiim u ah Dowladnimada dalka Hormarinta Siyaasada Arimaha Bulshada,Ka qeyb qaadashada Nabada waxaana intaas ku leeyihiin doorar Muhiim ah.

Mustaf Shekh Abdullahi Adaf Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta KG Ayaa waxaa uu dhalinyarada u balan qaaday in Wasaarada Arimaha Gudaha ka shaqeyn doonto Sidii loogu dhisi lahaa dhinaca Hormarinta Siyaasada Arimaha Bulshada Ka qeyb qaadashada Nabada taasi oo Dowladnimada dalka wax weyn ka tari karta , Sidii loo Xoojin lahaa in ay Kaalin wanaagsan ka qaataan dib udhiska dalka islamarkaana noqdaan kuwa Tubaha wanaagsan dalka ku jiheeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here