Wasaarada Arimaha Gudaha Kgs Oo Si Toos ah u Daahfurtay Madasha Daadajinta Waxbarashada.

0
214

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose Ee Dowlada Goboleedka Konfur Galbeed Soomaliya ayaa Waxey Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ku Daah Furtey Madasha Daadejinta Waxbarshada .

Daahfurka Mdasha Daadejinta Waxbarashada ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb Galey Qaar Ka Mid ah Agaasimiyaasha Wasarada Dowlada Goboleedka KGS iyo Gudoomiya Ku Xigeenka Arimaha Bulshada Ee Degmada Baydhabo iyo Wasiir Dowlaha Madaxtooyada KGS.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here