Wasaarada Arimaha Gudaha KG Oo Tababar Ku saabsan Maamulka Dowladaha Hoose u qabatey Golaha Deegaanka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

0
204

Gudoomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Abdisalaan Haaji Siidow ayaa si toos ah u furay Tababar loo qabtay Golaha Deegaanka Degmada Diinsoor, iyadoona tababarka ay soo qaban qaabisay Wasaarada Arimaha Gudaha, Dowladaha Hoose Koonfur Galbeed oo uu hogaaminaayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here