Baydhabo(Radio Arlaadi)-In ka badan Toban Wariye oo ka howgala Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa waxaa loo Qabtey Tababar Lagu Baranayo Kor u qaadida Aqoonta iyo tayada Wariyaasha, waxaana si gaar ah diirada loogu saaraayay Sida ugu Fudud ee loo sameyn karo Barnaamij.
Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir